Awdalapress – Hargeysa – Waraysi fayd faydan oo runtii lagu waraystay siyaasiga Abdirahman Zaylici ayaa lagu waydiiyey su’aalo uu wariyuhu ku iftiimiyey fahamka siyaasadeed ee Mudane Zaylici. Waxana mar walba isa seegganaa su’aalaha uu Wariyi Abdillahi weydiiyey iyo jawaabaha Zaylici.
Abdirahman Zayli oo runtii ah nin si saraaxad ah u hadla, ayaan marnaba ka fiirsan su’aalaha miisaanka leh ee wariye Abdillaahi Mohamed Ali uu roobka kaga dhigay. Haddaba waraysigan oo aad wax badan kala kulmi doonto ayaan jeclaysannay in aan la wadaagno macaamiisha ku xidhan awdalpress.com.
Haddaba muxuu kaga jawaabay su’aalaha dekedda Berbera?
Muxuu kaga jawaabaya su’aasha dublamaasiyadda Emeraadku uu la yeelanayo Somaliland?
Muxuu kaga jawaabay su’aasha ictiraafka?
Muxuu kaga jawaabay su’aalaha Abaaraha?
Siduu u arkaa shirkii Waddani iyo dudmadii Seed?
Awdalpress





