Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Odayada beelaha Makaahiil oo ka biyo diiday shir dhawaan ay oday dhaqameedyo reer Awdal ahi ku sheegteen in ay dib u soo celiyeen hoggaanka Gadabuursi.

$
0
0

Awdalpress – Borama – Xisbiga Kulmiye iyo xukuumadda dalka Somaliland ka talisaxilligan, ayaa ku guulaysatay in ay laba qaybood u kala qaybiyaan beelaha Gadabuursi ee degan gobollada galbeedka, xaalkuna waxa uu marayaa meel adag oo la is ficishanayo, waxana si cad loola kala saftay siyaasadda xisbiyada ku tartamaya hoggaanka Somaliland.

Haddaba waxan halkan idiinku soo gudbinaynaa oday dhaqameedyada matila beelaha Makaahiil oo ay weheliyaan qurba joogta ku shaqaysa magaca Makaahiil ee la baxay MG Gruop. Oo ku ka mid yahay guddoomiyaha MG Gruop ee dalka Britain mudane Ahmednuur iyo Abdoo Jamac Wacays oo ku hadlaya magaca reer North America, ayaa war saxaafadeed ay wada qabteen uu daarranaa shir dhawaab ay qabteen garabka taageera xisbiga Kulmiye oo ay weheliyaan oday dhaqameedyo sheegtay in ay mataan Beelaha Makaahiil oo ee aan taageerin xisbiga Kulmiye.

Warsaxaafadeedkiina sidan ayuu u dhacay:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images