Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Is bar bar dhig aan ku samaynay Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia ee xilligan Yussuf Garad oo lagu waraystay Luqadda Englishka iyo Wasiirkii hore ee Qorshaynta Caynte oo isna Carabi iyo Englishba lagu waraystay ( Nala daawada ).

$
0
0

Awdalpress – London – Warsiirka Arrimaha Dibadda Somalia oo laga warsaday Televison caalami ah, su’aalahana kaga jawaabayey luqadda Englishka ayaa ku raftay ama ahayd mid aad u hoosaysa. Marka loo eego heerka laga filayo Wasiir Arrimo Dibadeed. Halka Abdirahman Aynte oo ahaa wasiirkii Qorshaynta ee dawladdii Hassan Sheikh, oo si heer sare ah ugu hadlaya luqadaha Englishka iyo Arabiga iyo kuwa la midka ah aan wax mas’uuliyad ah looga dhiibin dawladda Somalia

Waa Kaaf iyo Kala dheeri, in labada Mas’uul in ay labadaa heer kala joogaan. Waxana arrin laga khajilo ah, sida aqoonta luqaddu ku yar tahay ee uu Yusuf Garaad la hor yimid saxaafadda caalamiga.

Abdirahman Aynte oo kali ahi uma hadlo sidan oo kale, ee boqollaal Somali ah ayaa la mid ah, dalka Somalia ugu adeegi lahaa aqoontaasi sare ee ka muuqata Aynte.

Bal marka hore aan daawanno Yusuf Garaad oo leh, African peacekeeping forces are helping Somali population kkkkkk.

Sidani waxa ay kuu caddaynaysaa in aanay Somalia iyo Somaliland midna aqooni ka shaqayn.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images