Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Mucaaradka Kenya oo Sharxay Raila Odinga

$
0
0

Ra’iisul wasaarihii hore ee dalka Kenya Raila Odinga, ayaa isbahaysiga mucaaradka Kenya maanta u doorteen inuu noqdo musharraxooda doorashada madaxtinimada ee dhici donta bisha August isagoo la tartami doono madaxweyne Uhurra Kenya.

Waa markii afraad ee Raila Odina loo doorto inuu noqdo musharrax madaxweyne, wuxuuna balan qaaday inuu la dagaallami doono musuqmaasuqa.

VOA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images