$ 0 0 Daawo: Boorama oo noqotay Garoon Siyaasadeed oo ay ku dheelaan Axsaabta Siyaasada Somaliland iyo waxa kala qabsaday Xirsi iyo Muuse Biixi.. Hoos ka fiirso siyaasiyiinta hadalada Adag is weydaarsaday oo hadana isa salaamaya