Awdalpress – Hargeysa – Warsaxaafadeed uu maanta akhriyey wasiirka War-faafinta Somaliland, oo uu ku saxeexnaa Madaxweynaha Somaliland ayaa maanta shaaciyey in la joojiyey xafladdii 18ka May, iyada oo loo sababeeyey dhibaatooyinka abaaraha ee dalka ka jira.
Awdalpress





