Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Prof. Hussein Ahmed Warsame oo barnaamijka Fagaaraha oo uu ka qayb galay ka dhawaajiyey in uu ku gooddiyey in hunguri ka qabtay Madaxweynaha ama Ra’iisal Wasaaraha Somalia balse uu waayey. ( Bal nala dhegeysta )

$
0
0

Awdalpress – London – Prof. Hussein Ahmed Warsame oo ka mid ah shakhsiyaadka fara ku tiriska ah, oo macallin ka ah Jaamacad ku taalla dalka Kanada. Ayaa si kaftan ah uga dhawaajiyey in uu hungureeyey mansabka ra’iisal wasaaraha Somalia iyo ku xigeenka midkood, laakiinse uu waayey. Hadalkiisa kaftanka ah ayaa waxa uu hoosta ka xarriiqay aragtidii Prof. Samatar uu ku cabbiray maamulka Somalia ee isku dhiibka ahaa.

Ujeeddada barnaamijka fagaaraha oo mawduuciisu ahaa DIB U HESHIISIIN. Ayaa misna uu ku talax tagay, isaga Prof. Warsame si cilmiyeysan u dhigay qaabka ugu habboon ee dunidu u samayso dib u heshiisiinta. Waxana uu tusaale u soo qaatay waddammo ku guulaystay dib u heshiisiin ama isku dayey oo aan ku heshiin.

Takhasuska Prof. Warsame oo ah TAX ama Cashuur ayaa uu u gudbay cashuuraha iyo waxyaalka hoos yimaadda, waxana uu is bar bar dhigay dakhiliga Somalia ay ka filayso, Puntland iyo Somaliland.

Bal haddana aan wada dhegeysanno.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images