Awdalpress – Hargeysa – Guddoomiyaha xisbiga Waddani Abdilqaadir Jirde ayaa maanta si aan caadi ahayn u weeraray xukuumadda Ahmed Siilaanyo, oo ciidanka ammaanku rasaas kala hor tagey Musharraxa Madaxweyne ee xisbiga Waddani, mar uu booqanayey saraakiil ka tirsan xisbiga Waddani oo jeelka ku xidhnaa, waxanu yidhi:
Awdalpress





