Awdalpress – London – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga ah C/Raxmaan Cali Caynte ayaa loo magacaabay danjiraha cusub ee Soomaaliya u fadhin doona Dowladda Ingiriiska.
Caynte waxaa uu xilkan hortii ahaa madaxa qaban qaabada Shirka London, waxaana uu sidoo kale Wasiirka qorsheynta iyo Iskaashiga Caalamiga u ahaa Dowladdii Ra’islawasaare Cumar Cabdi Rashiid Cali Sharma’arke.
Madaxweyne Farmaajo iyo ra’iisal Wasaare Khayre ayaa laga filayaa in ay dawladaha carabta iyo dalalka reer Galbeedka u magacaabaan dad aqoontooda iyo macaamilka dhaqammada amma siyaasaddaba ay aad u sarrayso. Sida Dr. Abdirahman Ayte oo kale.
Waa kuma Dr. Caynte:
Awdalpress





