Awdalpress – London – Magaalada London ee dalka Britain, ayaa shalay lagu qabtay shir caalami ahaa oo Soomaaliya iyo beesha caalamka ay dowladda Britain ku wada marti qaadday.
Shirkan ayaa waxaa si wada jir ah u guddoominaya madaxweynaha Soomaaliya, ra’iisul wasaaraha Britain iyo xoghayaha guud ee Qarammada Midoobay Antonio Guterres.
Haddaba muhiimad intee la eg ayuu shirkani u leeyahay Soomaaliya. Waa qodobka barnaamijka faaqidaadda toddobaadka. Waxaa soo jeedinaya Xuseen Barre Aadan.
Awdalpress






