Awdalpress – London – Fannaanka Niman Hillaac oo codkiisu yahay mid mucjisa ah, ayaa aad uga yaabsaday laba gabdhood oo ku waraystay Television ku yaalla Ummu Durmaan mise Kharduum ( Suudaan ).
Niman oo uu TVgaasi Suudaan live u waraystay, ayey gabadhii waraysanaysey ka dalbatay in uu hees u qaado daawadayaasha TVga. Mar kaliya ayaa uu cod aan caadi ahayn ku billaabay heestii. Kadibna Suudaanta oo waxa ay ugu jecel yihiini ay tahay heesaha codka macaan lagu qaado, ayaa muusig xariir ah markiiba la boobtay heestii. Gabdhii waraysanayeyna waxa ay galeen caalam kale iyo is ruxid.
Bal nala daawada, idinka ayaa yaabiye.
Awdalpress




