Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Ku simaha Madaxweynaha isla markaana ah Madaxweyne xigeenka Somaliland mudane Abdirahman A Zaylici oo xafiiska Madaxweynaha ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo safiirka Markanka u fadhiya Somalia.

$
0
0

Awdalpress – London – Ku simaha Madaxweynaha Somaliland mudane Abdirahman Zaylici isla markaana ah Madaxweyne xigeenka Somaliland, ayaa maalintii shalay ahayd xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo safiirka dawladda Maraykanka u fadhiya Somalia ee saldhiggiisu yahay Nairobi.

Madaxweyne/X ka oo ay weheliyaan wasiirkiisa arrimaha dibadda iyo mas’uuliyiin kale ayaa fadhi saacado qaatay la yeeshay wafdigaa, waxana ay ka wada hadleen, dhibaatooyinka ay abaaruhu keeneen iyo sidii loo dar dar gelin lahaa geeddi socodka dimuqraadiyadda Somaliland, gaar ahaan doorashada Somaliland ku soo fool leh.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images