Awdalpress – London – Akhristayaasha ku xidhan shabakaddan waxan ugu bishaaraynaynaa in aan dhawaan bilaabi doonno, wararka iyo siyaasadda xiisaha leh, ee ku wajahan Somaliland. Waxanan wariyayaasha madaxa bannaan ee kala jooga gobollada Jamhuuriyadda Somaliland iyo qurbahaba ka codsanaynaa in ay noo soo gudbiyaan wararka sugan ee ka jira gobollada iyo degmooyinka, weliba waxa aan jecellahay wararkaa oo muuqaal ah.
Kuna soo hagaajiya e-mailkan
shueebi@hotmail.com
Awdalpress







