Awdalpress – Gebilay – Musharraxa Madaxweye ku xigeenka xisbiga Waddani mudane Mohamed Ali Aw Abdi iyo wafdi ballaadhan oo uu hoggaamiyano ayaa booqasho miisaankeeda leh ku tegey degmooyinka gobolka Gebilay ee ay ka socoto Kaadh Qaadashada gobolladii hadhay.
Awdalpress