Awdalpress – London – Ninka ku magac dheer Martin oo deggen dalka Marayka ayaa waxa uu muddaba guntiga u soo xidhay fashilinta arrimo badan, oo uu ku cambaaraynayo xukuumadda Somaliland.
Xalqaddan ayaa iyaduna daba socota arrimo badan oo uu hore uga soo hadlay. Waxana uu maanta soo bandhigayaa Kaadh Qaadashadii aanay u socon si caddaalad ah iyo arrimo kale oo la xidhiidha. Sidoo kale waxa uu ka hadlayaa caafimaadka Madaxweyne Siilaanyo iwm.
Awdalpress





