Awdalpress – London – Gaadhi weyn oo laga soo buuxiyey walxaha qarxa oo la sheegay in laga war hayey, ayaa markii la baadhayey ku qarxay goobtii. Sida uu sheegay af-hayeenka maamulka gobolka Banaadir, waxa goobtii ku dhintay saddex qor iyo ninkii gaadhiga waday. Sidoo kale waxa ku dhaawacmay dad kale.
Awdalpress





