Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Miisaaniyadda ay dawladda Somalia u qaybisay maamul goboleedyada oo loo kala badiyey iyo sababta loogu kala badiyey oo su’aali ka joogto. ( Halkan ka dhegeyso )

$
0
0

Awdalpress – London – Qoraal ku saabsan miisaaniyadda loo qoondeeyey maamul goboleedyada Somalia, ayaa loo qaybiyey Maamullada, si ay muddo saddex casho ah u soo akhriyaan.

Xildhibaanno iyo siyaasiyiin arrintaa ka hadlay ayaa durba ka biyo diiday sida loogu kala badiyey miisaaniyadda gobollada, waxana ay dawladda ka codsadeen in ay sababta caddeeyaan. Arrinta ay ka biyo diideenna, waxa ka mid ah. Sababta gobolladka badda iyo dekedaha leh sida Puntland loogu qoondeeyey 4 milyan oo dollar, halka ay maamulka koonfur galbeed la siiyey hal milyan oo keliya ama Galmudug oo la siman Puntland loogu qoondeeyey hal milyan oo dollar.

Arrintaa oo saxaafadda xorta ahi ay ka hadashay, halkan nagala daawada.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images