Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Turkiga oo laga Xusay Sannadguuradii Koowaad ee ka soo wareegtay Afganbigi Fashilmay

$
0
0

Awdalpress – London – Shacabka Turkiga iyo xukuumadda ka talisa dalkaasi ayaa xalay xustay sanadguuradi koowaad ee ka soo wareegatay afganbigii dhicisoobay ee dalkaasi ka dhacay 15-kii July ee sannadkii 2016.

Boqollaal kun oo ruux ayaa ka qeybgalay banaanbaxyo ka dhacay xalay magaalooyinka ugu waaweyn dalka. Warbixin arrintaasi ku saabsan waxaa noo diyaariyey Nur Hassan Nur Bukhaari.

VOA


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images