Waraysi si faah faahsan uga warramaya ka bixitaanka Yurub ee dalka Ingiriiska oo ku magac dheer BERIXT ayaa maalintii shalay ahayd ka baxay idaacadda BBCda, waxana lagu waraystay aqoon yahan wax ka dhiga Jaamacad ku taal dalka Ingiriiska oo la yidhaa Dr. Mohamed Xaaji Mohamoud.
Awdalpress – London – Barnaamijka Martida Mikrofoonka ee toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay sida uu noqonayo xaalka degnaansho ee dadka reer Yurub ee ku nool dalka Britain, ka dib marka dalkaasi uu rasmi ah uga baxo M. Yurub.
Barnaamijka waxa soo diyaariyey soona jeedinaya Ridwan X. Cabdiwali.
Si fiican noola dhegeysta:
VOA





