Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Jaarraahoroto: Warbixin laga diyaariyey sannad guuradii 1aad ee ka soo wareegtay xarunta caafimaadka. ( Daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Laba sano horteed ayey ahayd markii guddiga horumarinta degaanka Jaarraahoroto ay u istaageen in ay degaankaasi helo xarun lagu daweeyo hooyada iyo dhallaanka degaankaasi oo ah mid aad u ballaadhan. Kadibna sannad ka hor waxa ay ku guulaysteen in ay dhisaan xaruntan aad warbixinteeda maqli doontaan.

Degaanka ay xukunto Jaarraahoroto oo ka mid ah degaannada Somaliland ugu dadka badan ayaa ah mid si weyn uga arradnayd adeegyada dawladda iyo baahida loo qabo. Waxana ugu darraa adeegga caafimaadka dadka ama xoolaha, beeraha iyo waxbarasho. Ayaa sannad hortii heshay xarun caafimaad oo waxtar badan u yeelatay.

Baahiyaha ay degaankaasi qabaan ayaa weli qayli dhaani ka soo yeedhaysaa. Waxana ay weli xukuumadda Somaliland ka sugayaan wax tar iyo taageerada ay xaqa ugu leeyihiin.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images