Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Shacabka degmooyinka Baki iyo Idhan oo Xukuumadda Somaliland u soo jeediyey cabashooyin ay ka mid yihiin caddaalad darro iyo cabudhin lagu hayo. ( Halkan ka dhegeyso )

$
0
0

Awdalpress – London – Wax-garadka iyo oday dhaqameedyo ka soo jeeda degmooyinka, Baki, Dilla iyo Idhan ayaa cabasho xoog leh u soo jeediyey xukuumadda Ahmed Siilaanyo. War saxaafadeed ay ku qabteen magaalada Dilla ayeyna si cad ugu bal ballaadhiyeen wax ay ku sheegeen caddaalad darro iyo cabadhin lagu hayo dadka degaankaasi.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images