Awdalpress – London – Lixdan sano ka hor oo ku beegan maanta, waxa BBCda ku soo kordhay laanta Af-Somaliga. Isla bishanna waxa BBCda lagu daray Television ku hadla afka Somaliga.
Halkan ka daawo wararkii maanta:
Aan idiin kala baxo Dr. Mohamed-rashid oo innoo soo qabta clipyo ka mid ah wararkii bari samaadkii BBC da ka bixi jiray iyo hal doorkii wakhtigaa.
Dr. Ahmed Ismail Samatar siduu u hadli jiray markii uu BBC da ka hadli jiray.
Codkii dahabiga ahaa ee Cisman Sugalle bal isna aan wada dhegeysanno
Xaaji Abdi Ducaale AUN waxa uu ahaa ninkii ugu horreeyey ee billaaba ka hadalka Laanta Af-Somaliga ee BBCda.
Awdalapress





