Awdalpress – London – Guddoomiye ku xigeenka xisbiga Waddani Mudane Mohamed Kaahin oo ka mid ah ragga ugu miisaanka culus xisbiga talada haya ee Kulmiye, oo muddaba joogay dalka Ingiriiska, kulammana la yeeshay taageerayaasha iyo jaaliyadda reer Somaliland ee ku dhaqan dalka Ingiriiska ayaa waraysi siiyey Kalsan TV. Waraysigaasi oo uu qaaday wariyaha ruug caddaaga ah ee Abdillaahi Mohamed ayaa ahaa mid dhinacyo badan taabanaya.
Sidan ayuuna u dhacay:
Awdalpress






