Awdalpress – London – Shacabka degmada Alaybaday ayaa si weyn u soo dhaweeyey madaxda hoggaanka xibiga Waddani oo booqasho ku tegey degmadaasi. Wafdigan oo uu hoggaaminayey mudane Abdirahman Cirro oo ah guddoomiyaha xisbiga Waddani isla markaana ah musharraxa madaxweyne ee xisbiga. Madaxdii wafdiga ka tirsanayd oo uu ka mid ahaa hoggaamiyaha xisbiga ayaa fagaare weyn kala hadlay shacabkaasi sida miisaanka leh u soo dhaweeyey wafdiga Waddani.
Awdalpress





