Awdalpress – London – Kulan khaas ah oo Musharraxa Madaxweyne ee Waddani uu la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo iyo Marwadiisa ayaa waxa si shaki la’aan ah shaashadda uga soo baxday, dar daaran gaar ah oo ay Marwada Koowaad kula hadashay Abdirahman Cirro, bal aan daawanno waxa ay ku tidhi.
Kolley adiga kuguma ogin deg deg iyo wax dalkan wax yeelaya, iskana ilaali wixii dhib kugu bush garaynaya…..waa erayadii ay Marwo Aamina Waris kula dar daarantay Cirro…
Awdalpress





