Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

WAR DEG DEG AH: Musharraxa Madaxweynaha Waddani oo kulan gaar la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo iyo War saxaafadeed ka soo baxay Madaxtooyada Somaliland. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Musharrax Abdiraxamaan Cirro oo kulan uu la yeeshay Madaxweyne Siilaanyo caddeeyey in uu maanta oo ay taariikhdu tahay 2dii August 2017 banneeyey guddoomiyenimadii golaha Wakiillada. Una ban baxay doorashada dalka ka dhici doonta 13 November sannadka 2017ka. Waxa kulankaa ku weheliyey shir guddoonka golaha wakiillada Somaliland. Madaxweyne Siilaanyana waxa uu halkaa kula dardaarmay musharraxa, waxana uu uga mahadnaqay muddadii uu xilka hayey. Hadalkiina sidan ayuu u dhacay.

Muuqaalkan waxa ka muuqda wasiirka Madaxtooyada iyo Cirro oo si gaar isugu seenyaalaynaya amma si gaar isha iskala hadlaya…bal aad u dhugo.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images