$ 0 0 Awdalpress – London – Waa darsigii joogtada ahaa ee Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah iyo Sh. Mohamed Sh. Omer Dirir oo maanta innoo marinaya Suuratul Baqara Aayadda 1 illaa iyo Aayadda 25aad. Dhageysi wanaagsan. Awdalpress