Awdalpress – London – Muuqaal la yaab leh, oo caddayn u ah khaladkii uu sameeyey xoghayaha Baarlamanka Somaliland tirada beenta ah xilka guddoomiyenimada Baarlamanka ugu cumaamaday Baashe. Waxana ay 39-ka xildhibaan ee u codeeyey Talyanle ay si muuqaal ah u soo duubeen iyaga oo codkooda ku hadlaya in ay u codeeyeen Talyanle. Halka go’aankii hore uu ahaa in ay 39 xildhibaan u codeeyeen Baashe.
Awdalpress





