Awdalpress – London – Wasiirka Warfaafinta Puntland Mudane Abdi Xirsi Ali Qarjab, ayaa dadka Sool iyo Sanaag ugu baaqay in aanay dawlad goboleedka Puntland oggolayn sanaaduuq kaadh qaadasho oo ay Somaliland keento gobolladaasi. Waxa kale oo digniin u dirtay xukuumadda Somaliland oo ay u sheegtay in haddii sanaaduuq la keeno ay difaaci doonto.
Hadalkii Wasiirka oo muuqaal ahna nala daawada
Awdalpress






