Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Madaxweynaha Somaliland oo saaka u kicitimay Abu Dhabi kuna sii jeeda dalka Britain.

$
0
0

Awdalpress – London – Madaxweynaha Somaliland mudane Ahmed M Siilaanyo oo ay weheliyaan Marwadiisa Amina-waris, xoghayihiisa gaar iyo xildhibaan Nacnac ayaa socdaal aan la sii shaacin maanta ugu baxay dalka dibaddiisa, waxana warar xog ogogaal ahi sheegayaan in uu Madaxweynuhu socdaal khaas ah ugu sii jeedo dalka Ingiriiska. Cagta horene uu sii marin doono dalka Emiratka Carabta.

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images