Awdalpress – London – Siciid Sulub oo muddaba ka meer meerayey shaashadaha ayaa maanta soo xadhka goostay, waxana kallifay ololaha iyo hadallada seefaha ah ee ay Buur-madaw, Cali Guray iyo Cawil marinayaan saxaafadda. Waxa kale oo uu hoosta ka xarriiqay in uu jiro shiki odhanaya, ‘ Kulmiye doorashada wuu boobayaa boobayaa…boobayaa…Arrintaa iyo jawaabaha uu bixinayo siduu u dhigay?
Awdalrpess




