Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Siyaasi Abdirashid Xasan Mataan oo taageerayaashiisa gobollada galbeedka Somaliland xaflad taageero ku qaabileen. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Abdirashid Xasan Mataan: Haddii aad tihiin taageerayaashayda tolkay sideed u aragtaan mawqifkayga aan uga baxay xisbigaygii Waddani ee aan la halgamayey?

Siyaasi Abdirashid oo maanta dhex fadhiyaa bahdiisii, waxa casuuntay da’yartiisii, iyaga oo u muujinaya Taageero, Xog warsi iyo talo wadaag ay da’yartu ugu yeedheen.

Su’aasha la isweydiinayaana waxa ay daarran tahay, sababta uu Abdirashid uga baxay xisbiga Waddani ee uu mas’uuliyadda u hayey.

Isha ku hay faallooyinka arrintaa iyo arrimo badan oo kale aan kaga hadli doonno

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images