Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Xildhaanno shalay galab ku hanjabay in aanu golaha Baarlamaanka Somaliland qaban karin fadhiga uu Baashe ku baaqay iyo sida maanta ay hanjabaaddii u rumowday. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London -Khilaafka golaha wakiillada Somaliland oo murankiisu socday laba usbuuc ayaa mar kale cirk isku shareeray, kadib markii garabka Baashe uu isugu yeedhay golaha Baarlamanka Somaliland, si ay u doortaan guddoomiye ku xigeenka koowaad.

Laakiin maalintii shalay ahayd gallinkii danbe ayaa garabka taageerayaa warsaxaafadeed ku sheegeen in aanay dhici karin shir la qaban karo iyo xoog lagu muquunin karo fadhiga golaha.

Fadhigii garabka Baashe ku baaqay ee loo ballansanaa intii aan saaka la meel marin, ayaa waxa golihii la dul dhigay ciidan xoog leh, oo lagu sheegay in ay amniga sugayaan. Waxase la awoodi waayey in kulankii goluhu illaa immaga qabsoomo.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images