Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Guddoomiyaha Xisbiga Waddani oo sharraxay kulan uu la qaatay Wasiirro iyo Safiirro ka socda dawladda Ingiriiska, baaqna u diray dadka ku dagaallamaya Buuhoodleh

$
0
0

Awdalpress – London – Guddoomiyaha Waddani iyo labada xisbi qaran ee Kulmiye iyo UCID oo maanta si wada jir ah ula kulmay wafdi culus oo ka socda dalka Ingiriiska. Cirro oo saxaafadda la hadlay ayaa ka warbixiyey kulankaasi ay la yeesheen Wasiirrada iyo Safiirrada, isaga oo sheegay in ay ka wada hadleen arrimaha doorashada Somaliland halka ay marayaan iyo is faham waaga ka dhex aloosan golaha wakiillada.

Guddoomiye Cirro oo ah nin aad iyo aad u yaqaanna luqadda English-ka ayaa ahaa mas’uulka sida tooska ah ay wafdigu uga dhageysteen warbixinta ay ka rabeen arrimaha ay u yimaaddeen Somaliland.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images