Awdalpress – London – Afhayeenka Madaxweynaha mudane Hussein Dayr oo jooga magaalada Hargeysa ayaana ka warbixiyey qalliinka Madaxweynaha loo sameeyey.
Warsaxaafadeedka Afhayeenka oo kaliya ayaa ka tarjumay xaaladda Madaxweynaha, welina waxa la sugayaa in uu Madaxweynaha laftiisu dadka uga warramo xaalkiisa caafimaad. Sidoo kale waxa dad badani is weydiinayaan, sababta uu afhayeenka dawladda Somaliland uu u raaci waayey wafdiga.
Awdalpress




