Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dagaalkii koowaad ee ka dhaca golaha Baarlamanka Somaliland ma Abdirahman Cirro ayaa eedda lahaa mise Baashe? ( Adaa yaabiye daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Khilaafka gacan ka hadalka keenay, ee wakhti laba sano laga joogo ka dhex dhacay golaha Baarlamanka Somaliland, ayaa dad badani kaftan ka dhigaan, waxana ay Abdirahman Cirro ku tilmaamaan nin feedhyahan ah, oo qofka uu garan waayo madaxa ka garaaca. Halka ay dad badani u arkaan in Abdirahman yahay nin akhlaaq badan, oo deggen.

 

Baashe oo immiga sheegta guddoomiyaha golaha Baarlamanka ayaa wakhtigaa isku dayey in uu inqilaabo hoggaanka golaha Baarlamanka Somaliland, waxana uu bilaabay khilaafka lagu feedhtamay. Sidaasi waxa caddayn u ah film ka aan daawan doonno.

 

Waraysigii danbe ee ay labada mas’uul saxaafadda iyo dadka u sheegeen

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images