Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Xaaladda Buuhoodle oo Deggen Dagaal Culus kadib.

$
0
0

Awdalpress – London – Xaaladda magaalada Buuhoodle ayaa maanta deggen, kadib markii dagaal uu ka dhacay maalintii sabtida, dagaalkaasi oo ay dad badani ku dhinteen.

 

 

Dagaalkaas ayaa u dhexeeyey laba beelood oo deegaankaas wada dega. Hase ahaatee waxaa gaadhay magaalada Buuhoodle gurmad kala duwan oo ku hawlan sidii loo soo afjari lahaa xiisadda halkaas ka taagnayd.

 

 

 

Wufuudda Gurmadka u tegey waxaa ka mida Garaad Jaamac Garaad Ismaaciil oo ka mid ah hoggaamiyayaasha dhaqanka Gobolka. Weriyaha VOA Cabdikariin Olol ayaa ka waraystay dadaalka ay wadeen.

 

 

 

 

 

Awdalpress

 

 

 

 


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images