Awdalpress – London – Khilaaf muddoba dhex yaallay golaha Baarlamaanka Somaliland, oo lagu muransanaa doorashadii lagu doortay guddoomiyaha golaha Baaralamaanka Somaliland, kaasi oo muddaba xal loo la’aa, ayaa maanta waxa soo af-meeray hoggaanka sare ee xisbiga Waddani. Waxana ay isku keeneen labadii mudane ee goluhu u kala jabay.
Soo af-jarista khilaafkan, ee u dhacday sida fudud. Horena loogu maara la’aa, ayaa shacabka gelisay dareen hor leh. Dadka siyaasadda ka faalloodaana, waxa ay u kala arkeen siyaabo kala geddisan.
Inta aynaan ka faalloon, aan wada daawanno sida heshiisku u dhacay.
Halkan ka daawo.
Awdalpress





