Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Wasiirkii hore ee Macdanta mudane Cisman Sh. Cabdi oo maanta iclaamiyey in uu gebi ahaanba isaga baxay xisbiga Waddani

$
0
0

Awdalpress – London – Ex- Wasiir Cisman Sh. Abdi Sh. Muhumed oo xilligii dawladdii Daahir Rayaale ahaa wasiirka Macdanta, ayaa  maanta shaaciyey in uu xilkii uu ka hayey xisbiga Waddani iyo xubinnimadiiba iska casilay. Laakiin muu sheegin xisbiga uu u diga roganayo.

 

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images