Awdalpress – London – Arday aad u tiro badan oo maanta ka qalin jabinaysey Jaamcadda Amoud ayaa xaflad la isku arkay loogu sameeyey Hoolka weyn ee ku yaalla Jaamicadda, waxana marti sharaftii halkaa lagu casuumay ka mid ahaa Mudane Muse Bixi Abdi oo ah musharrax Madaxweyne ee xisbiga Kulmiye, waxana uu yidhi:
Awdalpress







