Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Amb. Mohamed Ali Aw Abdi oo qudbad lala dhacay ka jeediyey xafladdii qalin jabinta ee ardayda Amoud. ( Nala daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Musharraxa M/xigeenka Waddani Amb. Mohamed Ali Aw Abdi ayaa hadal qiimo leh u jeediyey ardaydii maanta ka qalin jabinaysey Jaamacadda Amoud.

 

Run ahaantiina waxa ay qudbaddaasi u egeyd mid ka soo go’day qalbi daacad ah. Waxana uu gacan togleeyey arrimo badan oo xasaasi ah, oo ay ka mid yihiin dhulka Jaamacadda oo muran badan la geliyey muddadii ugu danbeysey.

 

Amb. Mohamed isaga oo ka hadlaya xisbiga Waddani iyo waxa uu u qaban doono Jaamacadda, ayuu ka dhawaajiyey in xisbiga Waddani ay u qorshaysan tahay in ay bilowdo labada mile ee ugu horreysa dayrka ay u baahan tahay in lagu soo wareejiso Jaamicadda.

 

 

Hadalkiisiina waxa ka mid ahaa:

 

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images