Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Dood xasaasi ah oo lagu lafa guray Barnaamij Siyaasadeedka xisbiga Kulmiye. ( Daawasho wanaagsan )

$
0
0

Awdalpress – London – Barnaamijka lagu magacaabo Kaalinta Dadweynaha ee aalaaba ka baxa Kalsan TV ayaa habeenkii xalay lagu faaqiday Barnaamij Siyaasadeedka xisbiga Kulmiye.

Dooddan waxa ka qayb galay Ahmedweli Goth oo inta badan si dhex dhexaad ah uga faallooda arrimaha Siyaasadeed ee Somaliland iyo Somalia. Sidoo kale waxa barnaamijka ka qayb galay Mohamed Raabe oo af-hayeen u ah xisbiga Kulmiye laanta UK.

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images