Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Guddoomiyaha UCID Faysal Cali Waraabe oo maanta hadal run ah ka jeediyey qalin jabintii koowaad ee Jaamacadda Horn Africe ee ka dhacday Borama. ( Halkan ka daawo )

$
0
0

Awdalpress – London – Faysal Ali Waraabe oo ah musharraxa Madaxweyne ee xisbiga UCID, isla markaana ah guddoomiyaha xisbigaasi, ayaa ku suntan in uu yahay nin run sheeg ah. Dad badanina ay malaha ku neceen run sheegista iyo qabyaaladda uu ka soo horjeedo.

Guddoomiye Faysal oo maanta la hadlayey ardaydii ka qalin jabisay Jaamacadda Horn Afrik oo ay waalidiintoodiina la socotay, ayaa kaftankiisii ku soo darsaday in oday dhaqameedka reer Awdal ay horumarka waxbarashada ka qayb qaataan, halka oday dhaqameedkii Hargeysa iyo bariga Somalilandna uu ku sheegay macaan jecel, kolba gole ka soo buraan bura sidii dumarka. Waxana uu ardaydii iyo waalidkii ka codsay in ay u duceeyaan….

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images