Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Prof Ahmed I Samatar oo barnaamij siyaasadeedka xisbiga Kulmiye ku soo bandhigay London

$
0
0

Awdalpress – London – Madal la isku arkay oo Prof. Ahmed I Samatar uu ku soo bandhigay kuna sharraxay barnaamij Siyaadadeedka xisbiga Kulmiye, ayaa noqotay sheekada loogu hadal haynta badan yahay dalka Ingiriika.

Xafladdan oo ka dhacday woqooyiga magaalada London oo ay ka soo qayb galeen dad badan oo magac iyo miisaan ku leh Somaliland iyo dalka Ingiriiska ayaa ahayd mid si heer sare loo sooagaasimay.

Haddaba hadalkii Prof. Samatar oo ahaa ka madasha lagu dhegeysanayey ayaa sidan u dhacay:

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images