Awdalpress – London – Sida inta badan aad nooga barateen Jimcayaasha, waxan idiin soo gudbinaynaa casharkii 4aad ee Tafsiirka Qur’aanka Kariimka ah iyo Sh. Dirir, waxana maanta casharkeennu ka bilaabmayaa aayadaha 67 – 82 ee Suuratul Baqara.
Awdalpress