Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Beelaha bariga Somaliland beel ka mid ah oo shirweyne ay lahaayeen ay ku kulmeen siyaasiyiin iyo salaadiin u kala ololeeya xisbiyada Waddani iyo Kulmiye.

$
0
0

Awdalpress – London – Waxa muddaba suuqyada iyo majlisyada caam yeeshay faallooyinka Siyaasadda iyo oddoraska xisbiga talada dalka ku guulaysan doona. Dadka kala taageeraana, waxa ay qalinka iyo warqadda u sitaan, xisbi walliba tirada uu ka rajaynayo beelaha amma degaannada.

 

Sidoo kale, hoggaanka xisbiyada oo ay hormood u yihiin musharrixiinta iyo guddoomiyayaasha xisbiyada ayaa socdaallo xod xodasha ah ku kala bixiya gobollada dalka Somaliland. Waxana ay xisbiyadu ka siman yihiin qaabka ololaha iyo sida ay dadku u soo dhaweeyaan.

 

Muuqaalka aan maanta idiin haynaa waa beel ka mid beelaha bariga ee cududda leh, oo gaba gabadii shirkoodii ku soo casuuntay siyaasiyiin iyo oday dhaqameedyo u kala ololeeya xisbiyada tartamaya, gaar ahaan labada xisbi ee ugu cad cad ee KULMIYE iyo WADDANI.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images