Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Amb. Mohamed Ali oo ah musharraxa u taagan K/Madaxweyne ee xisbiga Waddani, kaalintee ayuu kaga jiraa quwadda Waddani? ( Waa warbixin la yaab leh ee nala daawada )

$
0
0

Awdalpress – London – Musharraxa Madaxweyne ku xigeenka xisbiga WADDANI mudane Mohamed Ali Aw Abdi ( Awliyo ), oo ka mid ah shakhsiyaadka shacabka badan u soo jiiday xisbigiisa, isla markaana isteerinka u haya xisbiga Waddani, ayaa xilligan aan ugu yeedhaynaa Amb. Awliyo, maaddaana uu xisbiga Waddani u yahay ninka magnat-ka ku noqday shacabka, ee xisbiga Waddani gaadhsiiyey meel aad u sarraysa.

 

Waa Mohamed-Awliyo-e, waxa malaha dad kale u yaqaannaan hoggaamiyaha ruuxiga ah ee xisbiga Waddani, ee ay dad badani aamminsan yihiin in uu isbeddel u keeni doono Jamhuuriyadda Somaliland.

 

Bal aan idiin kala baxo warbixin dheer oo laga diyaariyey sida uu ku mutaystay ammaanta faraha badan ee uu ku dhex leeyahay xisbiga Waddani.

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images