Awdalpress – London – Maalintii shalay ahayd waxa hoggaanka Jaamicadda Amoud ay Abwaan Bashir Goth ku casuumeen in uu la hadlo ardayda Jaamacadda. Waxana hoolka weyn ee Jaamacadda ka qabsoomay kulan ballaadhan oo uu Mudane Goth kula yeeshay ardayda Jaamacadda.
Prof. Saleebaan iyo hormoodyada Jaamacadda oo hoggaaminayey xafladdaasi, ayaa soo dhaweyn ballaadhan u sameeyey Abwaan Bashir Goth.
Awdalpress




