Quantcast
Channel: Awdalpress.com
Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Heesihii hore waxa ay ku fadhiyeen ujeeddooyin dadka u hadlaya, toosin iyo baraarujin ah. ( Bal nala daawada heestan cajaa’ibka ah )

$
0
0

Awdalpress – London – Marxaladaha dalkeenna Somaliyeed ka jiray amma ka jira 50kii sano ee ugu danbeeyey, waxba isma dooriyaan. In ay ka sii xumaadan muujiye wax ay ka soo raynayaanna haba sheegin.Suugaan yahannaduna intaa way qaylyayaan, waxana ay tilmaamayaan waxa mar walba qaldan. Saxaafadduna waxa ay u xil saaran tahay in ay war-baahinteeda uga gudbiso bulshada inta dhagahoodu awdan yihiin.

 

Bal haddaba, maanta aan idiin soo qabto heesta DAD BAY MEELI BUKTAA….oo aan anigu u jeedo siyaasiyiinta iyo dadka kale ee sida qaldan u jahaynaya bulshada, si ay dantooda gaar u fushadaan. Laakiin qabiilka oo Somaliland maanta halakeeyey, ayey dadka qaar reero amma xisbi u sibir saari doonaan.

 

Sidaad doonto u qaado, bal aan idiin kala baxo heestii oo ay hobollada Waabiri u dhan yihiin oo aad dhegeysataan:

 

 

Awdalpress


Viewing all articles
Browse latest Browse all 7395

Latest Images

Trending Articles



Latest Images