$ 0 0 Awdalpress – London – Heesta Waddani ayaa ku sifowday mid rooxaani la socoto. Waayo?….Waxad arkaysaa isaga oo qof walliba qaadayo, haddii uu guriga joogo amma ay joogto, qofkii oo xafiiska shaqada fadhiya ayaa iska qaadaya heesta.